2 Gabdhood oo Soomaali mataano ah oo ku dhaawacmay weerarkii Kenya

28/09/2013 17:070 comments
2 Gabdhood oo Soomaali mataano ah oo ku dhaawacmay weerarkii Kenya

Laba gabdhood oo soomalaiyeed Ayaa Ka mid Ahaa Dadkii ka bad badey Weerarkii Westgate Iyadoona Dhawac Fudud Uu ka Soo gadhey Labadani gabdhood Ee soomalaiyeed. TV calamiya Aya waraysi uu la Yeshay labadani gabdhood Waxa Uu wax badan ka Waydiyey qaabka ay u Dhaawacmeen Iyo waxay indahooda Ku Arkeen Xiliga […]

Read more ›

Yasmiin Calas: Gabadhu saaxiib wey yeelan kartaa, guurka ka horna waa la isu galmoon karaa: Video

13:030 comments
Yasmiin Calas: Gabadhu saaxiib wey yeelan kartaa, guurka ka horna waa la isu galmoon karaa: Video

Yaasmiin Calas oo waayahaan danbe lasoo baxday ceebeynta iyo fadeexeynta diinta islaamka ayaa haatan laba tilaabo horey u durugtay kadib markii ay sheegtay in aysan dhibaato laheyn hadii gabadhuhu wiil la saaxiibaan isla markaana si horu dhaca isugu galmoodaan guurka hortiis. Hadalkaan ayaana waxa ay Yaasmiin Calas ka jeedisay barnaamij […]

Read more ›

2 nin oo tooreey iyo dhagxaan lagu dilayo ilaa ay ka dhinteen: Video naxdin leh

12:310 comments
2 nin oo tooreey iyo dhagxaan lagu dilayo ilaa ay ka dhinteen: Video naxdin leh

Muuqaalkani waa mid aad u naxdin badan oo laga duubay kooxda mucaaridka ee Syria ka dagaalameysa, kuwaasoo la arkay ayagoo 2 nin qudha uga jaray mindi iyo dhagxaan. Waxan uga digeynaa dadka Caloosha Jilicsan iyo Hooyooyinka Uurka leh inaysan Daawan Muuqaalkan waayo waa mid aad u naxdin badan, lagana yaabo […]

Read more ›

Wariye dhiiga ku kariyay afhayeenka madaxweynaha Somalia, iyo dooda oo ku dhawaatay xifaaltan qabiil: Video

11:580 comments
Wariye dhiiga ku kariyay afhayeenka madaxweynaha Somalia, iyo dooda oo ku dhawaatay xifaaltan qabiil: Video

Afhayeenka Dawlada Soomaaliya Eng Yariisow ayaa waxaa Waraysi Heerkulkiisa Kiciyey La yeeshay Wariyaha Tvga Somali Channel C/kariim Cali Kaar. Waraysigan oo Ah Mid Aad Uxiiso badan ayaa Su’aalo ooda looga Qaaday Eng Yariisow Taasi oo Sababtay Inuu Fadhiga ka Kici Gaadho, Wuxuuna ka hadlay Arimo badan. Dooda iyo wareysiga ayaana […]

Read more ›

Al-Shabaab oo gaalo ku tilmaamay Shiikh Ummal iyo rag kaloo caan ah

11:380 comments
Al-Shabaab oo gaalo ku tilmaamay Shiikh Ummal iyo rag kaloo caan ah

Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa kasoo baxay mid ka mid ah hadaladii iyo xukunadii ugu cuslaa abid, kadib markii ay si cad u gaaleysiiyeen dad badan oo caan ah kuwaasoo uu ka mid yihiin Shiikh Ummal iyo safiirka Somalia u fadhiya Kenya Max’ed Cali Ameeriko. Afhayeen Al-Shabaab u hadlay oo lagu […]

Read more ›

Qorshe halis ah oo Al-Shabaab ay ka fulin rabeen ingiriiska oo la kashifay

11:170 comments
Qorshe halis ah oo Al-Shabaab ay ka fulin rabeen ingiriiska oo la kashifay

Wargeyska Daily express ee ka soo baxa dalka Ingiriis ayaa baahiyay xog tilmaameysa in xarakada Alshabaab ay damacsaneyd weerar ay ku qaado gooba muhiima oo ku yaala gudaha dalka Ingiriiska. Wargeyska ayaa qoray in Hoteelka Reytaz oo ku yaalla bartamaha magaalada London ee xarunta dalka Ingiriiska uu ku jiray qeybaha […]

Read more ›

Finland oo noqotay dalka dunida ugu daacadnimada badan

10:560 comments
Finland oo noqotay dalka dunida ugu daacadnimada badan

Mar la sameeyay tijaabo, Waxaa la dhigay 12 goobo fagaaro ah oo ay dadku ku badan yihiin, boorsada lagu xafiddo kaararka iyo lacagaha. Boorsada waxaa la dhigau dhowr waddan oo ku yaalla qaaradaha adduunka. Waddanka ugu liitau wuxuu ahaa Portugiska magaalo madaxdiisa Lissabon, Ka dib markii la dhigay 12.ka boorso […]

Read more ›

Tobanaan cadaan ah oo cunta Soomaali saf ugu jira: SAWIRO

10:300 comments
Tobanaan cadaan ah oo cunta Soomaali saf ugu jira: SAWIRO

Dhowr jeer ayaan Afro Deli u tagay in aan cunto ka cuno. Inta badan waxaan tagi jiray waqtigii la furay 3 sano ka hor. Dadka waqtigaas wax ka gadan jiray waxaa u badnaa Mareykan. 3 Sano ka dib weli waxaa wax ka gata oo u badan Mareykanka, laakiin waxaa is […]

Read more ›

Haween badan oo is qarxin rabay oo Kismaayo lagu qabtay

10:190 comments
Haween badan oo is qarxin rabay oo Kismaayo lagu qabtay

Howlgalo ballaaran ayaa waxa laga sameeyey xaafado katirsan magaalada Kismaayo iyadoo faah faahino ay kasoo baxayaan dad lasoo qab qabtay. Nadiir Cabdullaahi oo ka mid ah Saraakiisha Maamulka KMG ee JUBBA ayaa waxa uu xaqiijiyey inay jirto dad iyo waxyaabo qarxa oo lasoo qabtay. Waxa uu sargaalkaasi  sheegay inay jirto […]

Read more ›

ila tali: Ninkeyga wixi aan ku balanay ima siin, been ayuuna ii sheegay

10:180 comments
ila tali: Ninkeyga wixi aan ku balanay ima siin, been ayuuna ii sheegay

Waa markale iyo barnaamijkii ila tali iyo qoraalada aan ka helno aqristayaasha fariimaha inoo soo dira oo ayagu muujiya ama ka soo bandhiga dhibta ay tabanayaa, isla markaana mudan in walaalaha kale ay kala taliyaan. Warqadan oo naga soo gaartay gabar sheegtay inay Canada joogto ayaana maanta idiin soo xulnay, […]

Read more ›

Facebook

Get the Facebook Likebox Slider Pro for WordPress
Copy Protected by Chetans WP-Copyprotect.